
Fanaanada weyn ee codkeeda aadka loo jecel yahay Raxmo Ruuxi,dadkana ay kala garan waayeen codkeeda iyo kii boqoradii Codka Xaliimo Khaliif Magool ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Marxuum Cabdalla Nuuradiin waxayna Nuuradiin ku sifeeysay hal abuure,xasuus ku leh bahda Fanka iyo Saxaafadda Soomaaliyeed