
Fanaanka weyn ee Cumar Shooli ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed,wuxuuna Cumar Shooli xusay in Ustaad Cabdalla uu ka dhignaa qabiir ku xeeldheer,dhinacyada Diinta,Hal abuurka Suugaanta iyo Saxaafadda